WARARKA MAANTA
-
Xiriirka kubbadda cagta Talyaaniga oo shaaciyay xiliga uu dhamaan doono , xili ciyaareedka 2019/2020.
Xiriirka Kubadda Cagta Talyaaniga ee loo soo gaabiyo magaciisa (FIGC) ayaa sheegay in 20ka Agoosto ay noqon doonto waqtiga kama…
Read More » -
Astaan Sports oo Ciid Siisey caruurtii Agoonta Qaar kamida Ciyaaryahanadii geeriyoodey + SAWIRRO
Astaan Sports oo hadba eegeysa baahiyaha gaarka iyo iney bulshadeeda qeybta nolosha hoose ay kaalmeyso inta ay awoodo ayaa waxaa…
Read More » -
CABSIDII COVID-19: Dib usoo laabashada Horyaalka Jarmalka guushii Dortmund & wacdarihii Haaland
Jawi cabsi leh ayaa la dareemayey oo ma jirin sawaxankii xooga badnaa ee ka imaan jirey in ku dhow 80-ka…
Read More » -
Madaxii xiriirka Caalamiga ee XSKK Eng Baana oo London ku geeriyoodey DAAWO WAREYSIGIISA U DANBEEYEY
Allaha u Naxariistee waxaa dalka England gaar ahaan Isbitaal kuyaala magaalada London ku geeriyoodey Madaxii xiriirka Caalamiga ee Xiriirka Kubadda…
Read More » -
James Rodriguez ma wuxuu dooran doonaa Manchester United mise Juventus’ ?
Wakiilka weeraryahanka Real Madrid James Rodriguez ayaa lagu soo waramayaa inuu xiriir la sameeyay kooxaha Manchester United iyo Juventus iyagoo…
Read More » -
Waa Kuma Xiddiga keligii ku tababaranaya garoonka Stamford Bridge ?
Laacibka kooxda Chelsea Marco van Ginkel ayaa lagu dhex arkay isagoo tababar ku qaadanaya garoonka Stamford Bridge maadaama naadiga Chelsea…
Read More » -
Coronavirus: Wayne Rooney oo sheegay in ciyaartoyda kubada cagta loola dhaqmay si aana wanaagsaneen.’
Wayne Rooney ayaa sheegay in dowladda iyo mas’uuliyiinta kubada cagta ay kuula dhaqmeen ciyaartoydii sidii “doofaarradii” markii uu cudurku dillaacay.…
Read More »