Premier League News
-
Premier League
Horudhac Euro 2024: Germany vs Denmark – Danish-ka oo doonaya inay bug-baxa EURO markale ku garaacaan Jarmalka.
Xulka Denmarka ayaa rajeynaya inuu dib u soo celiyo mid ka mid ah guulihiisii ugu caansanaa ee taariikhdiisa marka ay…
Read More » -
Premier League
Horudhac Euro 2024: Belgium vs Romania – Guuldarro soo gaarta Belgium waa taariikh madow oo u qormeysa!
Macallinka Belgium ee Domenico Tedesco ayaa sheegay in xulkiisu uu ka fikirayo inay guul gaaraan ka hor kulanka muhiimka ah…
Read More » -
Premier League
Horudhac Euro 2024: Spain vs Italy – Labadan midkii adkaada oo u soo bixi doona wareegga 16-ka.
Macallinka qaranka Italy ee Luciano Spalletti ayaa sheegay in xulkiisu uu u ciyaari doono si xarago leh marka ay caawa…
Read More » -
Premier League
Horudhac Euro 2024: Germany vs Hungary – Jarmalka oo doonaya inuu gaaro guushiisii labaad oo xiriir ah.
Julian Nagelsmann ayaa rajaynaya in Xulkiisa Germany ay u ciyaari doonaan si la mid ah sidii ay u ciyaareen kulankii…
Read More » -
Premier League
Horudhac Euro 2024: Portugal vs Czech Republic – CR7 oo rikoor cusub dhigi kara.
Xulka qaranka Portugal ayaa wajahaya Czech Republic kulankooda furitaanka ah tartanka koobka qaramada Yurub ee EURO 2024. Daafaca xulka qaranka…
Read More »