HORYAALADASportsTechnologyUncategorizedWARARKA MAANTA

wararkii u danbeeyey Sportiga: Real oo weli ugu Taajirsan Kubadda ,John Mikel Obi aawey, Nadal iyo gabadhii oo record sameeyey & qaar kale

KULANTI WACAN OO WANAAGSAN AQYAAREY MAGACEYGU WAA Cabdulxafiid Zaciimka KUSOO DHOWAADA QODOBADA WARKA CIYAARAHA EE AAN IDIN  HAYO WAXAANA UGU WAAWEYN:


Real Madrid ayaa weli hogaanka u heeysa kooxda ugu qanisan kubadda cagta gaar ahaan world 20 richest football clubs, xili kooxda England ee Manchester United ay hoos u dhac sameeysey record €750.9m (£674.6m).
Man Utd ayaa saddexaad ah iyadoo kooxda kale Spain ee Barcelona ay weli ka dhigeyso qiimeynta in Labo koox oo reer Spanish ay Kow iyo Labbo weli kujiraan tan iyo 2014-15, sida ay Xaqiijineyso qiimeynta Deloitte. By zaciimka


Gabadha heysata US Open champion Naomi Osaka ayaa markii labaad oo xiriir ah hadda xaqiijisey iney soo gaarto Final koob weyn markii Sed gaaraya 6-2 4-6 6-4 ku reebtay gabadha reer Czech eeKarolina Pliskova sidaana ku tiigsatey Finalka Australian Open.By zaciimka


Laacibkii hore kooxda Chelsea John Mikel Obi ayaa heshiis ilaa dhamaadka xili ciyaareedka ugu soo wareegay kooxda lagu naaneyso Borro ee Middlesbrough,31-sano jirkan reer Nigeria oo Koobka Champions League la qaadey Chelsea 2012-dii, ayaa hadda xor ahaa markii uu kasoo tegey bishii hore kooxda Chinese-ka ah ee Tianjin Teda.By zaciimka


Rafael Nadal ayaa ugu danbeystii u dhameeyey da’yarka reer Greek ee Stefanos Tsitsipas’ isla markaana xaqiijiyey markii shanaad inuu so gaaro Australian Open final.
32, sano jirka Nadal ayey ku qaadatey Hal Saac iyo 46 daqiiqo inuu kulankii semi-finalka ku reebo 20-sano jirkan Miraha 14thaad isagoo ku garaacay Sed dhan 6-2 6-4 6-0.By zaciimka

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button