Breaking NewsHORYAALADASportsUncategorizedWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Tartanka kubadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019 wareegga Groupyada oo heer gebogebo ah maraya.

Tartanka kubadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019 wareegga Groupyada oo heer gebogebo ah maraya.

Shalay galab
Group C. Heliwaa 8 Kaaraan 15.
Kala sareynta Goup C. Wadajir 6 dhibcood, Kaaraan 6 dhibcood kaidb 3 kulan, Heliwa 1 dhibic kadib 3 kulan, Howlwadaag 1 dhibic kadib laba kulan.
Group-kan waxaa wareegga 8-da usoo gudbay degmooyinka Wadajir iyo Kaaraan, waxaana kulanka u dambeeya Group-ka waxaa 23 july 2019 3:00pm yeelan doona Wadajr iyo Howlwadaag.

Group D: Deyniile 13 Shibis 12

Kala sareynta Group D: Shibis iyo Deyniile min 6 dhibcood kadib 3 kulan.

Dharkenley 3 dhibcood Bondheere Eber kadin laba kulan.
Kulanka u dambeeya Group D waxaa 23 July 2019 4:15 Pm
wad qaadan doona Dharkenley iyo Boondheere.

Haddii ay dharkenley guu ka gaarto Boondheere waxay 3-da degmo yeelan doonaan min dhibcood, waxaana lagu kala saari doonaa xeerka tartanka uga yaala haddii aad 3 degmo ooisku group ah min 6 dhibcood yeeshaan.

Jadwalka Maanta22 July 2019
Group A: Xamar Jajab vs Shangaani 3:00pm garoonka Wiish
Group B: Kaxda vs Waaber 4:15

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Check Also
Close
Back to top button