Breaking NewsHORYAALADASportsTechnologyUncategorizedWARARKA MAANTA

DAAWO: Gudoomiyaha XSKC oo markii ugu horeesay su’aalo si toos ah loo weediiyay kaga jawaabay Bahda ciyaaraha.

Gudoomiyaha Xiriirka Somaliyeed ee kubada cagta Cabdiqani Siciid Carab ayaa markii ugu horeesay horyimid dadweynaha xiiseeyay ciyaaraha kubada cagta islamarkaana dhaliilo kala duwan ka soo gudbiyay gudoonkiisa.

Madashan oo ay soo qaban qaabisay Astaansports ayaa gudoomiyaha si waadax ah ugu jawaabay su’aalo si toos ah ugu yimid qaar ka mid ah badhada ciyaaraha.

Madashaan waxaa ka soo qaybgalay qaar ka mid ah badhda ciyaaraha kubada cagta,ayadoo gudoomiyaha uu soo dhaweeyay in labadiyo madal ceenkaani oo kale ah.

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button