Breaking NewsHORYAALADA

Xiriirka Kubbadda cagta Soomaaliya oo shaaciyay xiliga uu furmi doono horyaalka heerka seddexaad ee Dalka.

Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa soo saaray Jadwalka horyaalka heerka saddexaad ee Soomaaliya iyo waqtiga uu sida rasmiga u furmi doono.

Xili cayaareedka cusub 2021-22 waxaa ka qaybgali doono horyaalka heerka saddexaad ee Soomaaliya illaa iyo  7-koox waxaana uu furmi doonaa 20-ka bishan May 2022 maalin Jimco ah, kulanka furitaanka waxaa wada cayaari doono kooxaha kala ah Rajo FC & Gasco FC, cayaartan ayaa lagu cayaari doonaa garoonka kubbadda cagta Eng Yariisoow Stadium ee degmada Cabdicasiis.

Haddaba hoos ka eeg isku-aadka horyaalka heerka Saddexaad oo dhamaystiran 2021-2022.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button