Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
Premier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Bahda ciyaaraha dalka oo kulan soo dhoweyn ah u sameeyey Macallin Jabshe

Bahda ciyaaraha dalka ayaa xalay kulan soo dhaweyn ah u sameeyay tababaraha cusub ee xulka 18-jirada Soomaaliya Macallin Cumar Axmed Maxamed oo ku magac dheer “Macallin Jabshe”.

Macallin Cumar Axmed Maxamed “Macallin Jabshe” oo ah Macallinka hoggaamin doona xulka qaranka 18-jirada Soomaaliya ee tartanka da’yarta ee ka qabsoomi doona dalka Kenya ayaa dhowaan dalka dib ugu soo laabtay.

Kulanka lagu soo dhoweynayay Macallin Jabshe ayaa dhexmaray Kooxo ku kala ciyaaryay Magacyada Yuu Cali Sports iyo Macallimiinta, waxaana 4-3 ku adkaaday kooxda Macallimiinta.

Dhowaan ayay ahayd markii xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta uu soo bandhigay Macallin Macallin Jabshe oo uu sheegay inuu yahay tababaraha cusub ee hoggaamin doona xulka 18-jirada Soomaaliya.

Macallin Cumar Axmed Maxamed “Macallin Jabshe” ayaa horay ugu soo ciyaaray kooxaha Faynuus iyo Dekedda, waxaana 20-kii sano ee la soo dhaafay uu ku noolaa Waddanka Kenya.

Goos-gooska: Yuu Cali Sports 3-4 Macallimiinta.

SAWIRRO:

May be an image of 5 people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of 3 people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of 3 people, beard, people smiling, people playing football and text

May be an image of 3 people, people playing football, people playing American football and text that says "င @astaansports"

May be an image of 12 people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of 14 people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of 11 people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of 2 people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of 4 people, people playing football, people playing American football and text

May be an image of 8 people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of 2 people, people playing football, people playing American football and text

May be an image of 2 people, people playing football, people playing American football, newsroom and text

May be an image of 6 people, people playing American football, people playing football and text

Astaan Sports

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button