Jannah Theme License is not validated, Go to the theme options page to validate the license, You need a single license for each domain name.
Premier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Xulka qaranka kubbadda cagta Soomaaliya oo gaaray dalka Morocco

Xulkeenna qaranka kubadda cagta Soomaaliya ayaa gaaray dalka Morocco, halkaasoo ay ugu diyaari garoobayaan isreeb-reebka koobka Adduunka ee 2026.

Muddada ay halkaas ku sugan yihiin xulka qaranka Soomaaliya waxa ay kulamo saaxiibtinnimo la kala icyaari doonaan labo dal sida horay loo shaaciyey.

Xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya ayaa labo kulan oo saaxiibtinnimo ku ciyaari doona dalka Morocco, waxaana ay 14-ka bisha October la ciyaari doona dalka Niger ee dhacda Galbeedka Afrika, halka kulanka labaad ee saaxiibtinnimo ay 17-ka bisha October la ciyaari doonaan dhiggooda Sierra Leone.

Labada kulanba waxa ay ka qabsoomi doonaan garoonka Berrechid Municipal ee ku yaalla dalka Morocco.

SAWIRRO:

May be an image of 2 people and text

May be an image of 1 person, playing football, playing American football, grass and text

May be an image of 1 person, suitcase, road and text

May be an image of 1 person, playing football, playing American football, smiling and text

May be an image of 2 people, road and text

May be an image of football, suitcase, sportswear, sport equipment, stadium, outdoors and text that says "SFF င @astaansports"

May be an image of 2 people, people playing American football, people playing football and text

May be an image of 1 person, playing American football and text

Astaan Sports

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button