2022 FIFA World Cup2022 FIFA World CupPremier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA

SAWIRRO: Xulka qaranka Soomaaliya oo gaaray dalka Tunisia

Xulka qaranka Soomaaliya ayaa gaaray dalka Tunisia ka hor inta aysan maalmo kaddib u sii gudbin Waddanka Algeria.

Xiddigaha xulka ayaa dhamaantood ku wada sugan dalka Tunisia, halkaasoo ay dhowr maalmood tababar ku qadan doonaan ka hor kulammada ay ciyaari doonaan bisha soo aaddan ee isreeb-reebka Koobka Adduunka.

Kulanka koowaad waxa ay xididgaha xulka qaranka Soomaaliya la ciyaari doonaan Algeria 13-ka bisha November, kaddibna waxa ay dib ugu laaban doonaan dalka Tunisia.

Markaas kaddib ayay aadi doonaan Morocco, halkaasoo ay ciyaarta labaad kula yeelan doonaan dhiggooda Uganda.

SAWIRRO:

May be an image of 1 person, playing football, playing American football and suitcase

May be an image of 1 person

May be an image of 4 people, people playing football and suitcase

May be an image of 2 people and text

May be an image of 2 people and text that says "Safia 7"

Astaan Sports

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button