AFRICAPremier LeagueSOOMAALIYAWararkaWARARKA MAANTA
SAWIRRO: Xulka qaranka 15-jirada Soomaaliya oo guul ka gaaray Rwanda

Xulka qaranka ee 15-jirada Soomaaliya ayaa guul ku soo xiray kulamada wareegga heerka Group-yada tartanka Cecafa U-15, kaddib markii ay 1-0 kaga adkaadeen dhiggooda Rwanda.
Da’yarta Soomaaliya oo labadii kulan ee hore guuldarro kala soo kulmay Tanzania iyo Zanzibar ayaa galabta guul ka gaaray Rwanda.
Goolka ay guusha ku qaateen 15-jirada Soomaaliya waxaa qeybtii hore u dhaliyey Maxamed, sidaas ayayna 1-0 uga adkaadeen xulka Rwanda.
SAWIRRO:













































Astaan Sports


