-
2022 FIFA World Cup
France vs Morocco.… (Xaqiiqooyinka aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor kulanka caawa ee afar dhammaadka Koobka Adduunka)
Ciyaartoyda xulka Afrikaan ah ee Morocco ayaa isku dayi doona inay sii wataan safarkooda quruxda badan ee Koobka Adduunka 2022…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Madaxweynihii Soomaaliya oo ka mid noqday siyaasiyiin, fannaaniin & dad caan ah oo hambalyo u diray dalka Morocco ee wacdaraha ka dhigaya Koobka Adduunka 2022
Siyaasiyiin, fannaaniin iyo dad caan ah ayaa hambalyo u diray dalka Morocco oo 10-kii bishan December iska xaadiriyey afar dhammaadka…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Taageere saadaashiisu xun tahay oo caan ka noqday koobka adduunka 2022
Warbaahinta wadamada carabta ayaa hadal haysa nin lagu magcaabo Maxamed Al-xajari oo u dhashay dalka Cummaan, maxamed waxa uu ka…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Kooxaha xiddigaha ugu badan ku leh afar dhammaadka Koobka Adduunka ee 2022
Koobka Adduunka ee ka soconaya dalka Qatar ayaa gabagabo ku dhow, waxaana haatan isugu soo haray afar xul oo kala…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Kubadda rasmiga ah ee lagu ciyaari doono Semi-finalka iyo Final-ka Koobka Adduunka 2022 oo la shaaciyey… (Muxuu yahay magaca loo bixiyey?)
Waxaa la shaaciyey kubadda rasmiga ah ee lagu ciyaari doono afar dhammaadka iyo kama dambaysta Koobka Adduunka 2022.Semi-finalka koobka Adduunka…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Maxay tahay sirta ka dambeysa in xulka qaranka Morocco uu iska xaadiriyo Semi-finalka Koobka Adduunka 2022?
Koobka Adduunka ee ka soconaya dalka Qatar ayaa gabagabo ku dhow, waxaana haatan isugu soo haray afar xul oo kala…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Sheekooyin laga yaabo inaadan ka ogeyn Luka Modrić oo haatan taagan afar dhammaadka Koobka Adduunka 2022
Luka Modrić had iyo jeer noloshu uma fududeyn, haatan ari raacihii qaxootiga ahaa ee ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’or waxa…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Morocco vs Portugal… (Xaqiiqooyinka aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor kulanka maanta ee siddeed dhammaadka Koobka Adduunka)
Iyadoo Koobka adduunku uu ku sii dhow yahay inuu dhammaado ayaa xulka qaranka Morocco oo doonaya inuu taariikh sameeyo uu…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Morocco vs Spain… (Xaqiiqooyinka aad u baahan tahay inaad ogaato ka hor kulanka maanta ee 16-ka Koobka Adduunka)
Kulan ku tirsan kuwa ugu dambeeya wareegga 16-ka Koobka Adduunka 2022 ayaa maqribnimada maanta oo Talaado ah ka dhacaya garoonka…
Read More » -
2022 FIFA World Cup
Miyuu Raheem Sterling ku soo laaban doonaa dalka Qatar kaddib markii burcad hubaysani ay weerareen Gurigiisa?
Qoyska Raheem Sterling ayaa argagax uu soo wajahay markii iyagoo ku sugan gudaha gurigooda oo ku yaala gudaha England ay…
Read More »