Breaking News
-
SAWIRRO: Kooxda Jeenyo Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Naadiga G/Afrika Kulan Ka Tirsanaa S.P.L
Kulankaan oo ahaa mid aad u xiiso badan waxey soo bandhigeen labada dhinac kubad ku dhisan weerar iyo weerar celis…
Read More » -
SAWIRRO: Degmada Waaberi Oo Ku Guulaysatay Tartankii Playstaion 4 Ee Gobalka Banaadir.
Waxaa maanta la soo gabagabeeyay tartankii plystaion 4 2021 ee Astaan Sports ay u qabatay 17-ka Degmo ee gobalka banaadir, Degmada…
Read More » -
SAWIRRO: Degmooyinka Waaberi & Hodan Oo U Gudbay Fiinaalka Tartanka Playstaion-ka Degmooyinka Gobolka Banaadir 2021.
Degmooyinka Waaberi iyo Hodan ayaa u soo gudbay fiinaalka tartanka Playstaionka degmooyinka gobolka banaadir. Kulamadaan ayaa laga soo calaamadeeyay natiijooyin…
Read More » -
SAWIRRO: Saxiixyo Cusub Oo Lagu Arkay Tababarkii Maanta Ee Kooxda Dekaddaha.
Kooxda kubadda cagta ee dekaddaha ayaa maanta samaysay tobabarkii ugu horreeyay ay iskugu diyaarineyso wajiga labaad ee horyaalka heerka koowaad…
Read More » -
SAWIRRO: Degmooyinka Cabdicasiis & Deyniile Oo U Soo Gudbay Warreegga Afar Dhamaadka Tartanka Ply Stationka Degmooyinka Gobalka Banaadir.
Degmooyinka Cabdicasiis Iyo Deyniile ayaa u soo gudbay warreega afar dhamaadka tartanka Playstation 4 oo sanadkii labaad Astaan Sports ay u…
Read More » -
SAWIRRO: Tartanka Chess Tournament Oo Muqdisho Ka Furmay.
Waxaa shalay xarunta Milgo ee magaalada muqdisho lagu qabtay xaflad lagu daah furayay Tartanka Chess Tournament, oo ah ciyaar aad…
Read More » -
SAWIRRO: Tartan Kubadda Cagta Oo Shalay Ka Furmay Dagmada Deynile .
Garoonka Barwaaqo Stadium ee degmada deyniile shalay waxaa ka furmay tartan kubadda cagta ah oo ka qaybgalayaan illaa iyo 8-kooxood…
Read More » -
Astaan Sports Oo Sanadkii 2-aad Qabaneyso Tartanka Playstation 4 Ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Waxaa maanta furmayo tartanka Playstation 4 oo sanadkii 2-aad ay qabaneyso shirkada Astaan Sports, waxaana lagu furi doona guruub A…
Read More » -
SAWIRRO: Koob Lagu Daah Furayay Garoonka Q/Doore Ee D/Kaaraan Oo Shalay Dhexmaray Wariyaasha Astaan Sports & Halyeeyadii Hore D/Kaaraan.
Garoonka qoob doore ee degmada kaaraan oo bilihii ugu dambeeyay dayactir ku socday waxaa shalay si rasmi ah ula warreegay…
Read More » -
SAWIRRO: Shiirkole Ramadaan Cup Oo Ka Furmay Garoonka Shirkoole Stadium Ee Degmada Hodan.
Garoonka Shiirkole Stadium ee degmada hodan shalay waxaa ka furmay tartan kubadda cagta ah oo ka qaybgalayaan illaa iyo 16-kooxood…
Read More »