Breaking News
-
SAWIRRO: Tartan Ka Furmay Garoonka Olympic Stadium Ee Excontrol Balcad.
Garoonka Olympic Stadium Excontrol balcad ee degmada yaaqshiid shalay waxaa ka furmay tartan kubadda cagta ah oo ka qaybgalayaan illaa…
Read More » -
SAWIRRO: Kuliyadda Cilmigga Beeraha Oo Ku Guulaysatay Koobki Sanadlaha Ahaa Ee Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed.
Waxaa la soo gabagabeeyay tartankii kubadda cagta ee Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed ay u qabatay ardeyda wax ka barato kuliyaddaha kala…
Read More » -
SAWIRRO: Shirkada Blue Sky Oo Ku Guuleysatay Tartankii Astaan Business Cup 2021.
Waxaa galabta la soo gabagabeeyay tartankii xiisaha badnaa ee Astaan Business Cup 2021, waxaana fiinaalka tartankan galabta wada ciyaaray shirkadaha…
Read More » -
SAWIRRO: Maamulka Kooxda Gift Stares Oo Kulan Dhiirigilin Ah U Sameeyay Ciyaaryahanada kooxda Gift Stares.
Maamulka kooxda kubada kolayga ee Gift Stares ayaa kulan iskugu jiro dhiirigilin iyo mahadcelin ah u sameeyay ciyaaryahanada kooxda kubadda…
Read More » -
Fiinaal: Shirkadaha Kala Ah Baari Exp & Blue Sky Oo Soo Gaaray Kama Dambeysta FiinaalkaTartanka Astaan Business Cup 2021.
Waxaa maalinta beri oo ah maalin axad ah taariikhduna ku beegan tahay 11/04/2021 la soo gabagabeen doona tartankii xiisaha badnaa…
Read More » -
Illaa Iyo Afar Shirkadood Oo Isugu Soo Haray Tartanka Astaan Business Cup Warreeggiisa Afar Dhamaadka.
Waxaa heer gebagabo ah soo gaaray tartanka Astaan Business Cup 2021, kaasi oo si xiiso leh ugu socdo garoonka macquul…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Blue Sky oo usoo gudubtey Nus-dhamaadka Astaan Business Cup 2021
Kooxda Kubadda cagta ee Sky Blue ayaa usoo baxday Nus dhamaadka Koobka Astaan Business Cup 2021 oo si xiiso badan leh…
Read More » -
6da, April 2021 Maalinta Isboortiga iyo Horumarinta Nabadda
Waxaa maanta loo dabaaldagayaa maalinta Caalimiga ah ee Isboortiga iyo Horumarinta Nabadda, arrintaa oo soo bilaawatay 23 August, 2013 ka…
Read More » -
Kulan Ka Tirsan Tartanka Astaan Business Cup 2021 Wareeggiisa Sideed Dhamaadka Oo Galabta la Ciyaari Doono.
Waxaa galabta la ciyaari doono kulan ka tirsan Tartanka Astaan Business Cup 2021 warreeggiisa sideed dhamaadka.Kulankan ayaa u dhexeeyo shirkadaha…
Read More » -
Kulamadii Ugu Dambeeyay Tartanka Astaan Business Cup 2021 Wareeggiisa 16-ka Oo Galabta la Ciyaari Doono
Galabta ayaa la ciyaari doono kulamadii ugu dambeeyay warreega 16-ka kooxood Tartanka Astaan Business Cup 2021 kaasi oo si xiiso…
Read More »