Breaking News
-
Labo Kulan Oo Ka Tirsan Tartanka Astaan Business Cup 2021 Wareeggiisa 16-ka Oo Galabta la Ciyaari Doono
Waxaa galabta la ciyaari doona labo kulan oo ka tirsan tartanka Astaan Businness Cup 2021 wareeggiisa 16-ka kooxood ee bug-baxa,…
Read More » -
Tartanka Astaan Business Cup 2021 Oo Soo Gaaray Wareeggiisa 16-ka.
Tartanka xiisaha badan ee Astaan business Cup ayaa soo gaaray wareegga 16-ka kooxood ee bug-baxa, tartankaan oo ay ka qaybgalayeen…
Read More » -
Maxaad ka taqaan Tababarihii Xulka K. Kolleyga Baarajab ee Dubai ku geeriyoodey (Taariikhdiisa)
Allaha janadii fardowso ahayd Geeyee waxaa Saaka Magaalada Dubai ee issu-tagga Imaaraadka Carabta ku geeriyoodey Macalinkii Xulka Wiilasha Kubadda Koleyga…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Kubadda Cagta Elman Oo Soo Bandhigtay Saxiix Cusub.
Kooxda kubadda cagta Elman SC ayaa soo bandhigtay, Ciyaaryahan Abdikarim Axmed Maxamed (Gurey )oo tartankii maamul gobaleedyada 2020 garabka bidix…
Read More » -
Wax Ka Ogoow Kaalmaha Ay Ku Kala Dhameysteen Kooxaha Horyaalka Heerka Koowaad Iyo Goolasha Ay Dhaliyeen Iyo Kuwa Laga Dhaliyay.
Waxaa shalay oo jimco ahayd lasoo gebagabeeyay wajiga koowaad ee horyaalka heerka 1-aad Somaali Premier League.Kooxda difaacaneyso horyaalka heerka koowaad…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Kubdda Cagta Muqdisho City Oo Dib Ugu Soo Laabatay Hoggaanka Horyaalka S.P.L.
Kooxda kubadda cagta Muqdisho City ayaa dib ugu soo labatay hoggaanka horyaalka heerka koowaad ee dalkeena Somaali Premier League kadib…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Dekedaha oo guul daro labaad oo xiriirka kusoo xirtey wejiga hore horyaalka SPL
Kooxaha Horseed iyo Dekedaha ayaa galabta ku wada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow kulan ka tirsanaa horyaalka heerka koobaad ee dalkeena somaali…
Read More » -
SAWIRRO: Macalin Kooxda Elman SC Gaadaamoow Oo Guuldaridii Ugu Horreysay Ka Soo Gaartay Kooxda Jeenyo.
Macalinka cusub ee kooxda kubadda cagta Elman SC Macalin Axmed Cabdiraxmaan Cumar, Macalin Gaadamoow ayaa guuldaradii ugu horreysay ka soo…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Raadsan oo markale la wareegtay Hogaanka horyaalka Dalka SPL
Kooxda Kubadda Cagta ee Raadsan ayaa guul kusoo xirtay wejiga koobaad ee horyaalka kubadda Cagta dalka kadib markii ay 1-0…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Kubadda Cagta Geeska Afrika Oo Taako U Dhigtay Naadiga Heegan Kulan Ka Tirsan Horyaalka SPL.
Kooxda kubadda cagta Geeska Afrika ayaa galabta barbaro 1-1 ah ku celisay naadiga Heegan oo kamid ah kooxaha ugu adag…
Read More »