Breaking News
-
SAWIRRO: Xiriirka Baaskiilada & Astaan Sports Oo Si Wadajir Ah U Qabtay Tartanka Dugsiyada.
Xiriirka tartanka baaskiilada iyo Astaan Sports ayaa si wadajir ah ugu soo gebagabeeyay magaalada muqdisho tartanka baaskiilada oo sanadkii saddexaad…
Read More » -
SAWIRRO: Hogaamiyayaasha iyo Horseed oo isku-Garbo dhacay kulankoodii horyaalka SPL ee Galabta
Kooxaha Kubadda cagta MCC iyo Horseed ayaa galabta kuwada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League, 2020/21,ciyaartan…
Read More » -
Maxey Ku Kala Baxeen Kooxaha Gaadiidka & Jeenyo.
Kooxaha kubadda cagta Gaadiidka iyo Jeenyo ayaa galabta ku wada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow ee degmada Cabdicasiis kulan ka tirsanaa horyaalka…
Read More » -
RASMI: Kooxda Kubadda Cagta Muqdisho City Oo Soo Bandhigtay Saxiixa Cabdicasiis Catoosh.
Kooxda kubadda Cagta Muqdisho City ayaa galabta si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa ciyaaryahankii hore ee kooxaha Jeenyo iyo Dekaddaha…
Read More » -
SAWIRRO: Macalin Gaadaamoow Oo Guushii ugu weyneed Ku Hoggaamiyay Kooxda Elman Kulankiisa Koowaad.
Kulankaan oo ka tirsanaa horyaalka heerka koowaad ee dalkeena somaaliya ayaa galabta lagu ciyaaray garoonka Eng-yariisoow ee degmada Cabdi casiis,…
Read More » -
SAWIRRO: Rasmi: Kooxda Elman SC Oo Ku Dhawaaqday Tababare Cusub.
Kooxda kubadda cagta Elman SC ayaa daqiiqado yar ka hor shaacisay in si rasmi ah uu ula warreegay shaqada macalinimo…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Horseed Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Naadiga Jeenyo S.P.L
Kooxaha Horseed iyo Jeenyo ayaa galabta ku wada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow kulan ka tirsanaa horyaalka heerka koobaad ee dalkeena somaali…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda MCC oo kusoo laabatay Hogaaminta horyaalka heerka koobaad SPL
Kooxaha Kubadda cagta MCC iyo Midnimo ayaa galabta kuwada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow kulan ka tirsanaa horyaalka Somali Premier League, 2020/21,ciyaartan…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Gaadiidka oo Nus dersan Goolal ku harqisey Geeska Afrika Horyaalka SPL
Kooxda Kubadda cagta ee Gaadiidka ayaa guul weyn ka gaartay dhigeeda Geeska Afrika oo ay wada ciyaareen kulan ciyaareed ku…
Read More » -
SAWIRRO: Raadsan Oo Dib Ugu Soo Laabatay Hoggaanka Horyaalka S.P.L Kadib Guul Ay Ka Gaartay Kooxda Dekaddaha.
Kooxda kubadda cagta Raadsan ayaa dib ugu soo laabatay hoggaanka horyaalka Somali Premier league kadib guul ay galabta ka gaartay…
Read More »