Breaking News
-
SAWIRRO: Heegan Oo Guul Ka Gaartay Kooxda Jeenyo.
Kooxaha kubadda cagta Heegan iyo Jeenyo ayaa galabta kuwada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow kulan ka tirsan horyaalka Somaali Premier league, labada…
Read More » -
SAWIRRO: Dekaddaha Iyo Gaadiidka oo Isku Garbo Dhacay Kulankoodii Koobaad SPL.
Kooxaha kubadda cagta Gaadiidka iyo Dekaddaha ayaa galabta kulan xiiso badan ku wada yeeshay garoonka Eng-yariisoow Stadiom ee degmada C/casiis,…
Read More » -
SAWIRRO: Muxuu ku Dhamaaday Kulankii adkaa ee Kooxaha ELMAN & MCC ee Horyaalka Somali Premier League
Kulanka labada kooxood ayaa ahaa mid aad u adkaa oo ay usoo sameeyeen diyaar garoow sareeya,waxaana uu ku bilowday weerar…
Read More » -
SAWIRRO: Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kulankii U Dhexeeyay Kooxaha Horseed Iyo Raadsan.
Kooxaha Horseed iyo Raadsan ayaa galabta ku wada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow kulankoodii ugu horreeyay horyaalka heerka 1-aad ee dalkeena Somalii…
Read More » -
SAWIRRO: Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed Mudane C/Casiis Lafta Gareen Oo Kulan Casho-Sharaf U Sameeyay Xulka K/Cagta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan casho-sharaf u sameeyay ciyaartoyda Xulka kubbadda Cagta…
Read More » -
SAWIRRO:Xulka G/banaadir oo ku guuleystay Koobkii Maamulada 2020 xili Madaxweynaha Soomaaliya Astaan Tv uga Hambalyeeyay
Xulka Kubadda cagta ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay Koobkii Maamulada dalka iyo G/banaadir ee sida xiisaha leh uga socday…
Read More » -
SAWIRRO: Xulka Banaadir oo usoo baxay Finalka koobka Maamul goboleedyada 2020 xili ay u awood sheegteen K/galbeed
Xulka kubadda cagta ee Gobolka Banaadir ayaa usoo baxay Ciyaarta kama danbeeysta ee koobka Maamul goboleedyada iyo banaadir 2020, kaasi…
Read More » -
SAWIRRO: Xulka K/cagta Galmudug Oo U Gudbay Fiinaalka Koobka Maamul Goboleedyada.
Xulka kubadda cagta galmudug ayaa galabta u gudbay fiinaalka tartanka maamul goboleedyada iyo gobolka banaadr kadib ciyaar xiiso badan oo…
Read More » -
SAWIRRO: Koobka Maamulada & G/Banaadir oo soo gaaray Nus-dhamaad xili Puntland si dirqi kusoo baxday
Tartanka kubadda Cagta ee Maamulada dalka iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa soo gaaray heerka Nus dhamaadka xili ay isugu soo…
Read More » -
SAWIRRO: Xulka K/cagta Galmudug oo U Soo Gudbay Warreega Afar Dhamaadka Tartanka Maamul Goboleedyada.
Xulka kubadda cagta galmudug ayaa u soo baxay warreega afar dhamaadka tartanka maamul goboleedyada kadib markii ay ciyaar xiiso badan…
Read More »