Breaking News
-
SAWIRRO: isku aadka tartanka Somali youth league oo maanta Muqdisho lagu sameeyay.
Xarunta xiririka Soomaaliyeed ee kubbaadda cagta ,waxaa maanta lagu sameeyay isku aadka tartanka Scholada ee Somali youth league. Tartanka sanadkaan…
Read More » -
Horyaalka France oo furmay ,ka dib 167 maalmood uu hakad ku jiray.
Xilli ciyaareeda cusub eee horyaalka Faransiiska Ligue 1 ayaa xalay la daah furay,ka dib 167 maalmood ka dib markii la’baabiyay…
Read More » -
Kabtanka Manchester United Harry Maguire oo la xiray ka dib shil ka dhacay jasiiradda Mykonos khamiistii.
Daafaca reer England oo 27 jir ah ayaa fasax ku jooga dalka Giriiga,waxaa la sheegay in uu ku lug yeeshay…
Read More » -
Wayne Rooney oo maamuli doona England ciyaarta kubbadda cagta ee Soccer Aid oo ka dhaceysa Old Trafford bisha Sebtember.
Rooney, oo ah hogaamiyaha gooldhalinta ee xulka England, ayaa nasiib u yeeshay inuu ku hogaamiyo seddexda libaax ee ka hor…
Read More » -
Tartan Pool-ah oo ay ka qeeb galayaan 16 qof oo maanta Magaalada Mogdisho ka furmaya.
Tartanka Pool-ka oo ay ka qeeb galayaan 16 qof ayaa ka furmi doono Magaalada Mogdishu caawa,ayadoo tartankaan uu yahay kii…
Read More » -
SAWIRRO: Xiriirka Somaliyeed ee kubbadda cagta oo tababar u soo gabagabeeyay garsoorayasha dhexdhexaadin doonaan tartanka fustalka.
Xiriirka Somaliyeed ee kubbadda cagta ayaa usoo gabagabeeyay tababar garsoorayasha dhexdhexaadin doonaan tartanka fustalka. Tababarkaan,wuxuu socday muddo laba maalmood ah,waxaa…
Read More » -
Furitaanka horyaalka Ligue 1 oo dib loo dhigay
Ciyaartii furitaanka ee xilli ciyaareedkii ugu sarreeyay horyaalka Faransiiska ee 2020-21 ayaa dib loo dhigay ka dib markii afar tijaabo…
Read More » -
Bayern Munich oo si arxan daro ah uga reebtay Chelsea koobka Champions League xili Lewandowski ?
Bayern Munich ayaa la kulmi doonta Barcelona wareega 8da ee Champions League ka dib markii weeraryahan Robert Lewandowski uu awoodey…
Read More » -
Guuldaradii Real kaga hartey Champions League muxuu tababare Zidane ka yiri Mustaqbalkiisa ?
Manchester City ayaa guuul kusoo gabogabeeysay shaqadii adkeyd ee ay soo biloowday bishii February kadib markii ay reebeen kooxda awooda…
Read More »