HORYAALADA
-
Kooxda Villarreal oo ku dhawaaqday saxiixa tababarihii hore ee Arsenal Unai Emery:
Tababarihii hore ee kooxda Arsenal Unai Emery ayaa loo magacaabay inuu noqdo macalinka kooxda ka ciyaarta La Liga ee Villarreal…
Read More » -
DAAWO: Dabbaal-degii Liverpool oo 30-sano kadib Gacanta ku Dhigtey Horyaalka England
Liverpool ayaa u dabaaldegtay markii ugu horeysay muddo 30 sanadood ah oo ay qaaday hanashada horyaalka Premier League kadib markii…
Read More » -
Goolhayihii hore ee kooxda Manchester United oo gool xilli dambe ah u dhaliyay kooxdiisa reer Swedan.
Kubadda cagta ma jirtaa meel ka wanaagsan sida loo arko goolhaye gool dhalinaya waqtiga dhimashada ee ciyaarta. Goolhayihii hore ee…
Read More » -
Watford oo shaqada ka ceerisay tababarahoodi Nigel Pearson
Watford ayaa ceyrisay tababare Nigel Pearson iyadoo labo kulan oo ka hartay xilli ciyaareedkii Premier League, kooxda ay seddexda dhibcood…
Read More » -
Real Madrid oo ku guuleysatay horyaalka La Liga xili Zidane Riyadiisu u Rumoowday +Sawirro
Zinedine Zidane ayaa Real Madrid kula guuleystay horyaalkii ugu horreeyay La Liga muddo seddex sano ah, wuxuuna u muuqday mid…
Read More » -
Milan Maloo Duceeyay mise Marwadaa is Mahadisay ? +SAWIRRO
Wallow aysan u miisaan cusleyn Milan-tii silvio haddana marka ay aragto Muqaawiyiinta ay marwadu ugu horeeyso Milan waxaa ay yeelataa…
Read More » -
Tartankii WAAYEL CUP oo lagu soo gabo gabeeyey Garoonka HERER STAR ee Magaalada Hargeysa ( DAAWO)
Tartankii loogu magac daray WAAYEL CUP ee ka socday garoonka HERER STAR ee Degmada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargaysa ayaa…
Read More » -
SAWIRRO: HORYAALKA DALKA: Gaadiidka oo guuldaro xanuun badan u saarisey Horseed
Waxaa weli garoonka kubadda cagta ugu da’da weyn dalka ee Eng-yariisoow ex-Conis si xiiso leh uga socda horyaalka heerka koobaad…
Read More » -
Waraysi: Weeraryahanka kooxda MCC oo ka sheekeeyay hamigiisa xili ciyaareedkaan ee dhanka gool dhalinta.
Qays Macalin Cabdulle oo ah weeraryahanka kooxda MCC oo ka shakeeyay sida uu rajeenaayo in uu Xili Ciyaareedkaan ku guuleesto…
Read More » -
Warbixin: 10-Ka Ciyaartoy ee Ugu Taajirsan Qaarada Afrika.
Waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa,warbixin ku saabsan 10-ka ciyaaryahan ee ugu lacagta badan qaarada Africa.
Read More »