HORYAALADA
-
Roger Federer oo noqday cayaaryahankii ugu horeeyay ee ciyaara Tennis ee ku guuleysta abaalmarinta sannadlaha ah ee Forbes ee ciyaartooyda ugu mushaarka badan adduunka,
Roger Federer oo noqday cayaaryahankii ugu horeeyay ee ciyaara Tennis ee ku guuleysta abaalmarinta sannadlaha ah ee Forbes ee ciyaartooyda…
Read More » -
kooxda ka dhisan dalka England ee lagu magacaabo Southport FC oo la soo wareegtay daafaca xulka qaranka Soomaaliya Mohamud Ali Mohamed
Mohamud Ali Mohamed,wuxuu ka mid ahaa ciyaaryahanadii Soomaaliya u matalay tartankii ugu dambeeyay ee ahaa isrebrebka koobka aduunka 2022.
Read More » -
Halyeeygii kooxda Batroolka Macalin Cumar Abuukar Maxamed oo Muqdisho ku Geeriyooday.
Waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday allaha u naxariistee ciyaaryahankii kooxda Batroolka iyo xulka qaranka Soomaaliya Cumar Abuukar Maxamed. waxaa halkaan…
Read More » -
Sidee Loogu Kala Guulaystay Horyaalka Heerka 1-Aad Ee Soomaaliya,Tan Iyo 1955/ 56
Horyaalka Somaliya markii la bilaabay 1955-56 ,waxa ay ahayd kooxdii ugu horeesay ee ku guuleesatay kooxda Booliiska halka kooxda labaad…
Read More » -
Jordan Henderson: Ku guuleysiga Horyaalka Premier League la’aanta taageerayaasheeda waxay noqon doontaa wax aan caadi aheyn
Kabtanka Liverpool Jordan Henderson ayaa yiri: “Ku ciyaarista Anfield iyo kor u qaadista koobka Premier League iyadoo aysan jirin wax…
Read More » -
Xiriirka kubbadda cagta Talyaaniga oo shaaciyay xiliga uu dhamaan doono , xili ciyaareedka 2019/2020.
Xiriirka Kubadda Cagta Talyaaniga ee loo soo gaabiyo magaciisa (FIGC) ayaa sheegay in 20ka Agoosto ay noqon doonto waqtiga kama…
Read More » -
CABSIDII COVID-19: Dib usoo laabashada Horyaalka Jarmalka guushii Dortmund & wacdarihii Haaland
Jawi cabsi leh ayaa la dareemayey oo ma jirin sawaxankii xooga badnaa ee ka imaan jirey in ku dhow 80-ka…
Read More » -
Waa Kuma Xiddiga keligii ku tababaranaya garoonka Stamford Bridge ?
Laacibka kooxda Chelsea Marco van Ginkel ayaa lagu dhex arkay isagoo tababar ku qaadanaya garoonka Stamford Bridge maadaama naadiga Chelsea…
Read More »