HORYAALADA
-
SAWIRRO: Degmadda Axmed Dhagax oo Noqotay Degmaddii Labaad ee iska Xaadirisay Semi Finalka, Tartanka Degmooyinka Caasimadda Hargeysa,
Tartanka Degmooyinka Caasimadda Hargeysa 2019: Degmadda Axmed Dhagax oo Noqotay Degmaddii Labaad ee iska Xaadirisay Semi Finalka, kadib Markii ay…
Read More » -
Wasiirada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliya oo Hambalyo u dirtay xulka kubada cagta 15 jirada Somaliya.
Wasiirada dhalinyara iyo ciyaaraha Dowlada Somaliya Marwo Qadiijo Maxamed Diiriye ayaa hambalyo bogaadin u dirtay xulka kubada cgata Somaliya ciyaaryahanada…
Read More » -
Xulka kubada cagta 15 jirada Somaliya oo guul ka gaaray xulka Sudan
xulka kubada cagta Somaliya ciyaaryahanda da’dooda ka hooseeso 15-ka sano ayaa guul weyn ka gaaray xulka 15 jirada Sudan,ka dib…
Read More » -
Laacib hore oo caan ah oo la xaqiijiyay geeridiisa.
Weeraryahankii hore ee Ghana, Nottingham Forest iyo Bristol Rovers Junior Agogo ayaa ku dhintey da’da 40 sano. Agogo, wuxuu shaqadiisa…
Read More » -
Bayern Munich oo deen ku heshay Philippe Coutinho.
Kooxda Bayern Munich ayaa heshiis amaah oo hal xilli ciyaareed ah ku soo qaadatay xiddiga khadka dhexe ee weerarka uga…
Read More » -
Astaansports oo qabanayso tartan kubada cagta ah oo loogu magacdaray Business Tournament 2019
Astaansports ayaa markii ugu horeesay qaban doonto tartan ay ka qaybgalayaan qaar ka mid ah company-yada ganacsi ee ku yaala Magaalada…
Read More » -
Isku aadka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobalka Banaadir 2019 oo la sameeyay
Waxaa la sameeyay isku aadka tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019,waxaana ka soo baxay isku aad aad u adag.…
Read More » -
TARTANKA KUBADA CAGTA DEGMOOYINKA HARGEYSA OO SHALAY SI RASMI AH U FURMAY.
Tartanka kubada cagta degmooyinka Magaalada Hargaysa ayaa shalay si rasmi ah uga furmay garoonka weyn ee Hagaysa Satadium ee caasimadda…
Read More » -
Daawo: Man United Oo Guul Ku Bilaawday Horyaalka Premier League,Iyo wiilasha Ole Gunnar Solskjær oo garoonka Old Trafford ku gumaaday Chelsea.
kooxda Man United ayaa guul raaxa ku bilaawday horyaalka Premier League 2019/2020,ka dib markii guul weyn ka gaareen kooxda Chelsea.…
Read More » -
Muuqaal: Arseanal oo guul ku bilaawday horyaalka premier league,iyo Pierre-Emerick Aubameyang oo shabaqa gaaray.
kooxda Arsenal ayaa guul dirqi ah ku bilaawday horyaalka Ingiriiska,ka dib markii ay u martiyeen kooxda Newcastel United,kulankaan,wuxuu ku soo…
Read More »