HORYAALADA
-
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland oo Direysyo ku Wareejisay Degmooyinka Axmed Dhagax iyo Ibraahim Koodbuur & Safar Dalxiiseed Magaaladda Berbera lagu Geyn doono
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta Maamulka iyo Macallimiinta labaddii Degmo ee Finalkii Tartanka Degmooyinka Caasimadda Hargeysa ee 2019…
Read More » -
SAWIRRO: Tartanka Mogadishu Business Tournament 2019 oo si rasmi ah u furmay
Tartan kubada cagta ah oo ay ka qaybgalayana qaar ka mid ah company-yada ganacsi ee ku yaala Magaalada Muqdisho. Munaasabad koooban…
Read More » -
MUUQAAL: Khabib Nurmagomedov oo ku garaacay Dustin Poirier is dhiibid Ciyaar Dagaalka xorta ah oo ka dhacday Abu Dhab
Khabib Nurmagomedov ayaa ka soo muuqday UFC 242 oo lagu qabtay Abu Dhabi ,ka dib markii uu ka soo laabtay…
Read More » -
Afar guddoomiye naadi oo jabuuti u jooga dhiiri-gelinta xulka qaranka
Guddoomiye-yaasha 4 ka mida naadiyada kubbadda cagta dalka Soomaaliya ayaa ku sugan dalka Jabuuti halkaas oo Soomaaliya ay lugta hore…
Read More » -
Xulka kubada cagta Somaliya oo markii ugu horeesay guuleestay kulan ka tirsan isrebrebka koobka Aduuka
Xulka kubada cagta Somaliya ayaa guul weyn ka gaaray xulka kubada cagta zimbabwe,ka dib markii ay ku kulmeen lugta hore isrebrebka…
Read More » -
Waqtiga la ciyaari doono Finaalka Koobka Degmooyinka Ee Caasimada Hargaysa oo la shaaciyay.
Degmada Axmed Dhagax Iyo Ibraahim Koodbuur Ayaa Ku Balansan Maalinta Jimcaha Garoonka Weyn Ee Hargaysaa Stadium . Labadan Kooxood Ayaa…
Read More » -
DAAWO: Gudoomiyaha XSKC oo markii ugu horeesay su’aalo si toos ah loo weediiyay kaga jawaabay Bahda ciyaaraha.
Gudoomiyaha Xiriirka Somaliyeed ee kubada cagta Cabdiqani Siciid Carab ayaa markii ugu horeesay horyimid dadweynaha xiiseeyay ciyaaraha kubada cagta islamarkaana…
Read More » -
Kulan ka tirsanaa koobka degmooyinka Caasimada Hargaysa oo roob hakiyay
Tartanka Degmooyinka Caasimadda Hargeysa 2019: Kulankii Shalay Semi Finalka ee u Dhaxeeyay Axmed Dhagax iyo Maxamed Mooge oo la Ciyaari…
Read More » -
SAWIRRO: Degmada Shibis oo usoo baxay fiiinaalka tartanka kubadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019
Degmada Shibis ayaa usoo baxay fiiinaalka tartanka kubadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019 kadib markii ay guul ay si dirqiah…
Read More » -
DEGMADA HODAN OO U SOO BAXDAY MAR KALE FINALKA KOOBKA KUBADA GACANTA DEGMOOYINKA G.BANAADIR.
Degmada Hodan oo markii labaad oo xiriri ah u Soo baxday fianlka koobka kubada gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019. Hodan…
Read More »