Sports
-
Daawo: Man United Oo Guul Ku Bilaawday Horyaalka Premier League,Iyo wiilasha Ole Gunnar Solskjær oo garoonka Old Trafford ku gumaaday Chelsea.
kooxda Man United ayaa guul raaxa ku bilaawday horyaalka Premier League 2019/2020,ka dib markii guul weyn ka gaareen kooxda Chelsea.…
Read More » -
Muuqaal: Arseanal oo guul ku bilaawday horyaalka premier league,iyo Pierre-Emerick Aubameyang oo shabaqa gaaray.
kooxda Arsenal ayaa guul dirqi ah ku bilaawday horyaalka Ingiriiska,ka dib markii ay u martiyeen kooxda Newcastel United,kulankaan,wuxuu ku soo…
Read More » -
Daawo: kooxda difaacanayso premierleague oo guul raaxa leh ku bilaawday horyaalka ,Lana Wareegtay hogaanka.
kooxda difaacanayso horyaalka Ingiriirka ee Man City ayaa ku bilaawday horyaalka,ka dib markii kulankoodii kowaad maanta ay u martisay kooxda West…
Read More » -
Alisson: Goolhayaha Liverpool oo dhaawac kubka ah ku seegi doona finlaka Super Cup
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay in dhaawaca soo gaaray Alisson inuu hoos u dhigay guushii 4-1 ee ay ka…
Read More » -
Qaar ka mid ah Amaanka ciyaaryahanada kooxda Arsenal oo halis soo wajahday.
Mesut Ozil iyo Sead Kolasinac ayaan ku jirin kooxda Arsenal kulanka Premier League ee axada la ciyaareysa Newcastle sababo la…
Read More » -
English Premier League Transfers 2019/2020: Saxiixyada ay sameeyeen & Xiddigaha ay iska fasaxeen 20-ka kooxood ee Premier League… (Yaa yimid, yaase ka tagay kooxdaada?)
Suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada Horyaalka Ingiriiska ee Premier League oo goor dhow soo xermay,waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa saxiixyadii…
Read More » -
Deadline Day LIVE!:Si Toos Ah Halkaan Ugala Soco Maalinta Ugu Danbeysa Suuqa Kala Iibsiga ciyaaryahanada 2019.
Astaansports,waxa ay idin soo gudbinaysaa wararkii ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga ciyaaryahanda,halkaan,waxaa idin kula socod siin doonaa saxiixyada dhacay iyo…
Read More » -
Harry Maguire oo noqday daafaca ugu qaalisan aduunka,ka dib markii uu si rasmi ah ugu biiray Man United.
Manchester United ayaa ku faraxsan inay xaqiijiso saxiixa Harry Maguire ka yimid kooxda Leicester City. Harry ayaa saxeexay heshiis lix…
Read More » -
Liverpool oo la soo saxiixaneysa Adrian ,asiga oo badalaya Simon Mignolet.
Liverpool ayaa qarka u saaran inay la soo saxiixato goolhayihii hore ee West Ham Adrian si ay ugu bedesho Simon…
Read More » -
sidee ayey u muuqan doontaa shaxda kooxda Chelsea 2019/2020.
Chelsea waxa ay soo martay xilli kale oo isbeddelo ah laakiin waxa ay la micno tahay fursado cusub oo ay…
Read More »