Sports
-
Moise Kean oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Everton.
Kooxda Everton ayaa lasoo saxiixatay 19 jirka weerarka uga ciyaara kooxda Juventus Moise Kean heshiis shan sano ah ayuuna kooxda…
Read More » -
Kooxda Barcelona ayaa lasoo saxiixatay Junior Firpo oo katirsanaa kooxda Real Betis
Kooxda Barcelona ayaa dhameystirtay saxiixa daafaca bidix ee kooxda juunyeerka Spain ee Junior Firpo kaas oo uu heshiis shan sano…
Read More » -
Xulka kubada cagta Uganda oo mar kale guuldaro xanuun badan ku dhuftay xulka Somaliya.
Xulalka kala ah Uganda iyo Somaliya ayaa maanta wada ciyaaray lugta labaad isrebrebka koobka Chan cup 2020 ee lagu qaban doono…
Read More » -
Man Utd oo ogolaatay heshiis 80 milyan ginni ah oo ay ku soo iibsanayso daafaca Leicester Harry Maguire
Manchester United ayaa heshiis la gaartay daafaca dambeedka dhexe ee reer England Harry Maguire kaasoo ka yimid kooxda Leicester aduun…
Read More » -
Lionel Messi: Weeraryahanka reer Argentina oo laga mamnuucay garoomada caalamiga ah muddo seddex bilood ah
Kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi ayaa laga mamnuucay ciyaaraha caalamiga ah muddo seddex bilood ah kadib markii uu sheegay…
Read More » -
Laacibiinta u sharaxan Abaalmarinta FIFA The Best oo la soo saaray.
Liiska abaalmarinada ee FIFA Football Awards ciyaaryahaanada u sharaxan ayaa lagu dhawaaqay,waxa ka soo baxay laacibiin cusub. – abaalmarinta shaqsiyadeed…
Read More » -
xulka kubadda cagta Somaliya oo xul adag ku aaday wajiga hore isrebrebka koobka aduunka 2022.
xulka kubada cagta Somaliya ayaa ku aaday xul aad u adag wajiga hore isrebrebka koobka aduunka 2022,ciyaaraha koobka aduunka ee lagu…
Read More » -
chan cup 2019: Xulka kubada cagta Somaliya oo guuldaro xanuun badan kala kulamay xulka Uganda,+SAWIRRO.
Xulka kubada cagta Somaliya ayaa guuldaro xanuun badan kala kulmay dhigiisa Uganda,ka dib markii dalka Jabuti ku ciyaareen lugta kowaad isrebrebka…
Read More » -
SAWIRRO: Xulka Kubada Cagta Soomaaliya Oo Guul Daro Kala Kulmay Dhigiisa Djibouti
Xulka kubada cagta Somaliya oo guuldaro xanuun badan kala kulmay dhigiisa Jabuti,ka dib markii caawa ay wada ciyaareen kulan saaxibtanimo.…
Read More » -
DAAWO: Xulka kubada cagta Soomaaliya oo guul daro kala kulmay dhigiisa Djibouti
Xulka kubada cagta Somaliya oo guuldaro xanuun badan kala kulmay dhigiisa Jabuti,ka dib markii caawa ay wada ciyaareen kulan saaxibtanimo.…
Read More »