Sports
-
SAWIRRO: Tartanka kubadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019 wareegga Groupyada oo heer gebogebo ah maraya.
Tartanka kubadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019 wareegga Groupyada oo heer gebogebo ah maraya. Shalay galab Group C. Heliwaa 8…
Read More » -
Xulka kubada cagata Algeria Oo 29 Sano Kadib Ku Guulaystay Koobka Qaarada Africa
Xulka qaranka Algeria ayaa noqday geesiyaasha Qaarada Africa kadib markii ay ku guulaysteen koobka qaarada Africa ee sanadka 2019 kadib…
Read More » -
Sawiro: kulan casho sharaf iyo dhiirigalin oo Astaan Sports u sameeyay Xulka Qaran Somalia oo bari u safri doono Djabouti .
Astaansports ayaa kulan casho sagootin ah Muqdisho ugu sameesay xulka kubada cagta Somaliya oo ka qaybgalaya Chan Cup 2019. kulankaan…
Read More » -
Asia Trophy: Wolves oo guuldaro xanuun badan biday kooxda Man City.
kooxda ku guuleesatay horyaalka Ingiriiska xili ciyaareedkii hore ee Man City ayaa guldaro xanuun badan kala kulantay kooxda Wolves,ka dib…
Read More » -
Man United oo Inter Milan ka diiday dalab 4 milyan ginni ah oo ay ka soo gudbiyeen Romelu Lukaku
Manchester United ayaa diiday dalab 60 milyan euro ah oo ay Inter Milan ka soo gudbisay weeraryahanka Romelu Lukaku. Heshiiska…
Read More » -
SAWIRRO: Tartanka Kubada Gacanta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir :D/ Cabdicasiis,iyo D/ koobka difaacanayso oo guulo gaaray.
Tartanka kubada gacanta ee Gobolka Banaadir ayaa wali ka socda garoonka Wiish ee Muqdisho,waxaana wali lagu guda jiraa is arga…
Read More » -
DAAWO:Kooxda Dekedaha FC oo markii sedexaad oo xiriir ah ku guuleesatay horyaalka Somali premier league
kooxda kubadda cagta ee Dekedaha FC ayaa galabta ku guuleesatay horyaalka Heerka kowaad ee Somali premier league,ka dib markii ay guuleesatay…
Read More » -
Xulka kubadda cagta Algeria oo u soo baxay wareegga Bug Baxda ee kooxda Africa Cup 2019.
Xulka kubadda cagta ee Algeria ayaa u soo baxay wareegga bug baxda ee koobka Africa Cup 2019,ka dib markii uu ka…
Read More » -
Ciyaaryahan soomaaliyeed oo 18 jir ah oo ku biiray kooxda Liverpool .
Cayaarahanka Liverpool, ee Somaliga ah Cabdi Shariif, ayaa kooxda England u saxiixay qanadaraaskiisii ugu horeeyay,ee heer sare,ka dib markii uu…
Read More » -
Daawo: xulka kubadda cagta ee Madagascar oo gaaray guushiisii ugu horeesay taariikhda koobka Africa Cup.
Xulka kubadda cagta ee Madagascar ee ku cusub koobka Africa Cup ayaa caawa gaaray guushii ugu horeesay koobka Africa Taariikhda,ka dib…
Read More »