WARARKA MAANTA
-
SAWIRRO: Kooxda Tababare Cabdi Joon oo guushii Labaad xiriir ah gaartay xili ay gareen kooxo waaweyn
Kooxaha kubadda cagta RAADSAN iyo GAADIIDKA oo kamid ah kooxaha sare ee dalka ayaa isku faro saaray kulamadooda labaad ee…
Read More » -
SAWIRRO: Hoorseed oo guushii koobaad ka gaartay horyaalka SPL xili Fu’aad Nokia goolkiisii ugu horeeyay dhaliyey
Iyada oo weli wejiga koobaad horyaalka kobaad Somalia uu ka socdo garoonka Eng yariisoow, ayaa kooxda HORSEED waxaa ay Fooda…
Read More » -
SAWIRRO: Muxuu ku Dhamaaday Kulankii adkaa ee Kooxaha ELMAN & MCC ee Horyaalka Somali Premier League
Kulanka labada kooxood ayaa ahaa mid aad u adkaa oo ay usoo sameeyeen diyaar garoow sareeya,waxaana uu ku bilowday weerar…
Read More » -
SAWIRRO: Jeenyo iyo Geeska Afrika oo isku garbo dhacay kulankoodii koobaad ee Horyaalka SPL
Kooxaha Kubadda cagta ee Jeenyo iyo Geeska Afrika ayaa wada ciyaaray kulankoodii koobaad ee Horyaalka heerka koobaad ee dalka 2021/22…
Read More » -
SAWIRRO:Xulka G/banaadir oo ku guuleystay Koobkii Maamulada 2020 xili Madaxweynaha Soomaaliya Astaan Tv uga Hambalyeeyay
Xulka Kubadda cagta ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay Koobkii Maamulada dalka iyo G/banaadir ee sida xiisaha leh uga socday…
Read More » -
SAWIRRO: Xulka Banaadir oo usoo baxay Finalka koobka Maamul goboleedyada 2020 xili ay u awood sheegteen K/galbeed
Xulka kubadda cagta ee Gobolka Banaadir ayaa usoo baxay Ciyaarta kama danbeeysta ee koobka Maamul goboleedyada iyo banaadir 2020, kaasi…
Read More » -
SAWIRRO: Koobka Maamulada & G/Banaadir oo soo gaaray Nus-dhamaad xili Puntland si dirqi kusoo baxday
Tartanka kubadda Cagta ee Maamulada dalka iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa soo gaaray heerka Nus dhamaadka xili ay isugu soo…
Read More » -
SAWIRRO: Puntland & Jubbaland oo soo bandhigey kulankii ugu adkaa Koobka Maamul Goboleedyada & G/banaadir 2020
Labada Koox ee Puntland iyo Jubbaland oo kujira guruubka B ayaa garoonka Enf-yariisoow degmada C/casiis ku yeeshay kulan aad u…
Read More » -
Garsoore Soomaaliyeed oo Qaban doona kulanka Finalka ee Koobka Cecafa
Garsooraha da’da yar ee Soomaaliyeed Cumar C/ Qaadir Cartan ayaa dhex dhexaadin doona kulanka kama danbeeysta koobka Bariga iyo bartamaha…
Read More » -
SAWIRRO: Koonfur galbeed oo Guul Muhiim ah ka gaartay Jubbaland Kulankii xiisaha lahaa ee galabta
Kooxda Kubadda Cagta ee koonfur-galbeed ayaa guul muhiim ah ka gaartay kulankii koobaad ee Guruurbka B Koobka Maamul goboleedyada iyo…
Read More »