WARARKA MAANTA
-
SAWIRRO: Kooxda MCC oo ku Guuleysatay koobka Super Cup 2020 xili ay meel saartay Horseed
Naadiga Kubadda cagta ee Muqdisho City ayaa ku guuleysatay Koobka Super ka dalka 2020 kadib markii ciyaar xiiso lahayd 2-0…
Read More » -
Isku aadka wareegga 16-ka ee tartanka UEFA Champions League oo la sameeyey.
Waxaa la sameeyay isku aadka wareegga 16-ka ee tartanka xiisaha badan ee Champions League ,waxaa ka soo baxay kulumo aad…
Read More » -
SAWIRRO: ISKU-AADKA TARTANKA MAAMULADA DALKA & G/BANAADIR 2020 OO LASAMEEYAY GROUP-KEE UGU ADAG ?
Waxaa magaalada Muqdisho caawa lagu sameeyay Isku-aadka koobka kubadda cagta ee mamaul goboleedyada dalka iyo gobolka banaadir 2020, kaasi oo…
Read More » -
SAWIRRO: Tartanka Orodka Nabadda Puntland oo lagu qabtay Magaalada Garoowe
Waxaa Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland lagu qabtay Tartan Orod ah oo laga soo ordayey ilaa 5km, waxaana tartanka…
Read More » -
SAWIRRO: Muxuu ku Saabsanaa kulanka uu Wasiirka Ciyaaraha dalka la qaatay Madaxda Xiriirada kala duwan iyo Guddiga Olombikada ?
Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha dalka Xamse Siciid Xamse ayaa xarunta wasaaradda kula shiray dhamaan madaxda Xiriirada kala duwan ee dalka…
Read More »