WARARKA MAANTA
-
Warbixin Tartanka 1-aad ee Soomaaliya Badminton oo Muqdisho ka furmay.
Tartanka SOMALI BADMINTON CHAMPIONSHIP ayaa si rasmi ah kaga furmay degmada Shibis ee Gobolka Banaadir. tartanka sanadkaan,waxaa ka qaybgalaya sideed…
Read More » -
SAWIRRO: kooxda Minimo FC oo koobka Janaral daa’uud ka reebtay kooxda MCC.
Kooxda muqdisho city ayaa isaga hartay tartanka koobka gneral daa”uud kadib markii ay gool kulaadyo ay kaga adkaatay kooxda midnimo…
Read More » -
KULANKII DEKEDAHA IYO RAADSAN EE SIDDEED- DHAMAADKA JENERAAL DAA’UUD CUP 2020
Kooxaha kubadda Cagta ee Dekedaha iyo Raadsan ayaa ku wada ciyaaray garoonka Eng-yariisoow kulan kutirsan wareega Sideed dhamaadka ee Bug…
Read More » -
Warbixin: Tartanka horyaalka dabaasha oo lagu qabtay degmada Deyniile G.Banaadir.
Tartanka dabaasha ee dhalinyarada ayaa markii ugu horeesay lagu qabtay Muqdisho,waxaa tartanka ka qaybgalaya sagaal tartamayaa. tartanka,waxaa ku guuleestay tartamaha…
Read More » -
ELMAN IYO GAADIIDKA YAA USOO BAXAY NUS-DHAMAADKA KOOBKA JEN-DAA’UUD ?
Kulankii labaad ee Wareega Bux-baxda ama sideed dhamaadka koobka Jeneraal daa’uuud ayaa galanta waxaa lagu ciyaaray garoonka eng-yariisoow degmada c/casiis…
Read More » -
KOOXDA HORSEED OO JARATAY TIKIDHKEEDA NUS-DHAMAADKA KOOBKA JENERAAL DAA’UUD 2020
Kooxaha kubadda cagta Hoseed iyo Jeenyo ayaa galabta ciyaaray kulankii koobaad ee wareega Bux Baxda koobka xiisaha badan ee jeneraal…
Read More » -
GABADHA & WIILKA AFRICA EE XALEY JEBIYEY RIKOORADII UGU WAQTIGA DHEERAA ORODKA
Joshua Cheptegei oo reer Uganda ah ayaa jabiyay rikoorkii adduunka ee 10,000m ee raga halka gabadha reer Ethiopia ee Letesenbet…
Read More » -
Sidee leysugu aaday Wareega Bug-Baxda Koobka Jen-Daa’uud 2020 ?
Waxaa galabta Soo idlaaday guud ahaan kulamadii dhanka wareega koobaad ee Guruurbyada koobka xiisaha badan ee Jeneraal Daa’uud kaasi oo…
Read More » -
MIDNIMO OO GOOLASHII UGU BADNAA KUSOO GUDUBTAY & ELMAN OO DIRQI KU REEBTAY G.AFRIKA
Naadiga Kubadda cagta ee MIdnimo ayaa goolashii ugu badnaa ee hal kulan laga dhaliyo Koobka Jeneraal daa’uud ka dhalisay kooxda…
Read More » -
Sports News -Wararkii ugu dambeeyey ee xanta suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
waxaa halkaan idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ciyaaraha iyo xanta ssuuqa kala iibsiga Ciyaartoyda oo shanta bishan…
Read More »