WARARKA MAANTA
-
SAWIRRO: Xulka qaranka Soomaaliya oo ku jira diyaar-garowgii ugu dambeeyey ka hor kulanka Niger
Xiddiga xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya ayaa si wadajir ah tababar ugu qaatay dalka Morocco ka hor kulankooda saxiibtinnimo. Wiilasha…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Horseed oo guul ka gaartay dhiggeeda Plasma tartanka horyaalka k/kolleyga Soomaaliya.
Kooxda kubbadda koleyga Horseed ayaa guul muhiim ah ka gaartay Plasma University kulan ka tirsanaa horyaalka kubbadda koleyga Soomaaliya. Kulanka…
Read More » -
Maxaa ka cusub xulka qaranka Soomaaliya ka hor kulanka Niger?
Waxaa soo dhammaystirmay tirada xiddigaha xulka kubadda cagta Soomaaliya ee isku diyaarinaya ka qeyb-galka ciyaaraha isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026 iyo…
Read More » -
SAWIRRO: Xasaasi oo biiray kooxda Academia ee dalka Djibouti.
Xiddigii ugu fiicnaa Soomaaliya ee Xasan Cabdi Nuur Geesey (Xasaasi) ayaa biiray kooxda Academia ee ka dhisan dalka Djibouti. Laacibkii…
Read More » -
SAWIRRO: Kooxda Batch One oo ku guuleysatay koobkii Jaamacadda UNISO.
Kooxda Batch One ayaa ku guuleysatay koobii lagu maamuusaayo dhaqaatiirta ka qalin jebisay kuliyadda Daawada iyo Qaliimada guud (Faculty of…
Read More » -
SAWIRRO: Xulka qaranka kubbadda cagta Soomaaliya oo gaaray dalka Morocco
Xulkeenna qaranka kubadda cagta Soomaaliya ayaa gaaray dalka Morocco, halkaasoo ay ugu diyaari garoobayaan isreeb-reebka koobka Adduunka ee 2026. Muddada…
Read More » -
SAWIRRO: Bahda ciyaaraha dalka oo kulan soo dhoweyn ah u sameeyey Macallin Jabshe
Bahda ciyaaraha dalka ayaa xalay kulan soo dhaweyn ah u sameeyay tababaraha cusub ee xulka 18-jirada Soomaaliya Macallin Cumar Axmed…
Read More » -
Ibraahim Ilyaas oo dhaliyay goolkiisa ugu horreeyay kooxda KMC
Ibraahim Ilyaas ayaa u dhaliyay goolkiisa ugu horreeyay kooxda KMC ee horyaalka kubbadda cagta dalka Tanzania kulan ay la ciyaareen…
Read More » -
Kulamada saaxiibtinnimo ee uu dalka Morocco ku ciyaari doono xulkeenna qaranka Soomaaliya
Xulkeenna qaranka Soomaaliya ayaa ciyaari doona kulamo saaxiibtinnimo, kana soo muuqan doona isreeb-reebka Koobka Adduunka ee 2026. Labo kulan oo…
Read More » -
Xulka qaranka Soomaaliya oo u safray dalka Marocco
Xulka kubbadda cagta qaranka Soomaaliya ayaa ka dhoofay garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho iyagoo u safray dalka Marocco…
Read More »